Qor su'aashaada:
Su'aal iyo Jawaab shaqo yar ayaa ku socoto - Fadlan waxyar kadib u soo laabo Mahadsanid.
Ku soo dhowoow S&J
Ma qabtaa su'aal ku saabsan teknologi? Hadii aa tahay ardey jaamacad ama kuleej dhigta, amaba aa tahay qof aan ardey aheyn laakiin qaba su'aal teknologi ku saabsan, S&J ku soo qor su'aashaada, weydii walaalahaaga kale Soomaaliyeed oo khibrada ku leh waxa aad su'aasha ka qabto.
Ma aragtaa su'aal aad jawaabteeda taqaano? Ka jawaab adoo caawinaaya qof walaalkaa ama walaashaaya.
Dhibco aruurso si aad u hesho si magacyadan qatarta ah.

Barefasoor - 50,000 Dhibcood
Diritoor - 20,000 Dhibcood
Macalin - 10,000 Dhibcood
Kabiir - 5,000 Dhibcood
Kaabe Galaas - 2,000 Dhibcood
Ardey - 1000 Dhibcood

Qeybaha

...